Isbeddelladani waxay dhaqan geli doonaan 1da Abriil 2022
- Isticmaalka sawirka arjiga/P23 laftirkeeda looma isticmaali karo aqoonsi sawir ahaan.
- Turjubaanka waa in uu ka qaybqaataa imtixaanka dhabta ah isaga oo isticmaalaya xidhiidhka teleefoonka mana laga yaabo in uu baabuurka ku sii wato.
- Khubarada imtixaanku waxay ka qaybgeli karaan imtixaan la taaban karo oo la xidhiidha tababarkooda.
- ansaxnimada shatiga wadista ku meel gaadhka ah marka laga gudbo imtixaanka waxa la kordhiyey ilaa 3 bilood.
Waxaad ka akhrisan kartaa dhammaan wixii ku cusub iyo caddaynta bogga Hay'adda gaadiidka.
Af Soomaali
Dansk
English
Srpski
Español
Kurdî
اُردُو
Français
Hrvatski
简体中文
العربية
Türkçe
Românește
ትግርኛ
فارسی
Shqipja
Filipino
ไทย
Русский
tiếng Việt
नेपाली
Lietuvių
Polski
Bosanski
Crnogorski
Українською
Magyar nyelv